Flutter Web Development

Categories: Web Development
Wishlist Share

About Course

Kooraskan wuxuu ku barayaa sida loo isticmaalo Flutter si aad u dhisto mobile applications casri ah oo ka shaqeeya Android iyo iOS adigoo isticmaalaya hal codebase.

Waxaad baran doontaa aasaaska Flutter, sida loo dhiso UI qurux badan, sida loo maareeyo state, iyo sida loo sameeyo apps leh features dhab ah. Koorasku wuxuu kaa caawinayaa inaad noqoto developer awood u leh inuu dhiso apps tayo leh.


📚 Waxa Aad Baran Doonto:

  • Fahamka Flutter iyo Dart basics
  • Dhisidda UI (User Interface) casri ah
  • Isticmaalka widgets (Stateless & Stateful)
  • Navigation (page switching)
  • State management basics
  • API integration
  • Dhisidda mobile apps dhab ah

🎯 Yaa Loogu Talagalay:

  • Bilowga mobile app development
  • Web developers doonaya inay bartaan mobile apps
  • Qof kasta oo raba inuu dhiso Android & iOS apps

📦 Waxyaabaha Ku Jira:

  • Video lessons step-by-step
  • Practice exercises
  • Mini projects
  • Source code
  • Quizzes

📌 Shuruudaha:

  • Aqoonta aasaasiga ah ee programming
  • Computer + internet
  • Diyaar u ahaansho practice
Show More

What Will You Learn?

  • Fahamka aasaaska Flutter iyo Dart
  • Sida loo dhiso mobile apps (Android & iOS)
  • Dhisidda UI qurux badan adigoo isticmaalaya widgets
  • Navigation iyo page switching
  • API integration (data ka keenid server)
  • Dhisidda app dhab ah step-by-step

Course Content

Flutter Web Development

  • Flutter installation
    36:15
  • Flutter Mobile App Development #1
    50:34
  • Flutter Mobile App Development #2
    01:00:29
  • Qizz

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet